Madaxweyne Xasan oo Arrimo muhiim ah kala hadlay Wasiir Pekka Haavist Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda Finland Mudane Pekka Haavisto iyo xubno la socday. Xasan Sheekh iyo Wasiirka arrimaha dibadda Finland ayaa kulan ay yeesheen waxa ay kaga wadahadleen xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo iskaashiga arrimaha faa’iidada u leh… Read More

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *