Taliyaha ciidanka Booliiska oo u Mahadceliyay Saraakiil ka socotay booliiska Turkiga Sawirro

Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka socotay dowlada Turkiga, waxa uuna kala hadlay arrimo muhiim ah.. Kulankan ayaana daarnaa sidii loo dar dag galin lahaa tababarada iyo tayeenta Ciidanka Booliska Soomaaliya iyo sidii loo sii wadi lahaa tababarada ay siiyaan…Read More

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *