Somaliland oo sheegtay in kooxo argagixiso ah ay fuliyeen dilkii Abwaan Jaamac Kadiye

Khamiis, August, 17, 2023 (HOL)- Somaliland ayaa iska leexisay eeda dilka abwaankii waynaa ee Jaamac Kadiye Cilmi, oo shalay lagu dilay Laascaanood, waxayna dilka abwaanka ku eedaysay kooxo argagixiso ah. Warsaxaafadeed kasoo baxday Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland, ayaa lagu sheegay in Abwaan Kadiye uu ku dhintay gacmaha kooxo argagixiso ah oo…Read More

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *