DEG DEG Xoghayaha guud ee QMidoobay oo Muqdisho soo gaaray Sawirro

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Gueters iyo wafdi uu horkacayo ayaa goor dhow soo gaaray Magaalada Muqdisho caasimada Somalia. Antonio Gueters iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka dayuuradaha Aadan cadde ku soo dhoweeyey masuuliyiin ka tirsan dowlada Somalia oo uu ka ka mid yahay Wasiirka arrimaha Dibeda iyo iskaashiga caalamiga…Read More

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *