Sawirro Antonio Guterres oo Baydhabo u gudbay booqdayna xeryaha barakacayaasha

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa booqasho ku tagay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay. Guterres ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Baydhabo ku soo dhoweeyay Ku-simaha Madaxweynaha ahna Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Marwo Shamso Maxamed Yarow, Wasiirka Gargaarka, Wasiirka Dekadaha, Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Gudoomiyaha Degmada Baydhabo.…Read More

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *