Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koofur Afrika

May. 19 (Jowhar.com)-Koox burcad ah oo hubeysan ayaa deegaanka Philippi oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika ku dishay muwaadin Soomalaiyeed oo ku ganacsanayay dalkaasi. Marxuumka oo lagu Magacaabi jiray Daahir Cali Xuseen ayaa lagu dhex dilay goobtiisa ganacsi, waxaana rasaasta looga dhuftay qeybaha…Read More

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *