Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanayay kuwa dadka deegaanka ayaa maanta la wareegay deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud, deegaankaas oo muddooyinkii dambe ay ku sugnaayeen kooxda Al Shabaab. Deegaanka Galcad ayaa Al Shabaab dib ula wareegeen kaddib markii weerar khasaaro xooggan ciidanka Danab kasoo gaareen ku qaadeen, waxaana deegaankan maanta… Read More
Ciidamada dowladda oo gudaha u galay Maxkamad iyo Xabsi Al Shabaab lahaayeen Sawirro
