Ciidamada dowladda oo la wareegay Deegaanka Dahar Faqay kuna dilay Horjooge Sawirro

Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya ciidamada deegaanka ayaa la wareegay deegaanka Dahar Faqay oo hoostaga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud , waxaana deegaankan horey gacanta ugu hayay kooxda Al Shabaab. Saraakiisha howlgalka hoggaamineysay ayaa sheegay in jab xooggan gaarsiiyeen dagaalyahanaddii Al Shabaab ee joogay deegaanka Dahar Faqay, waxa ayna sheegeen…Read More

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *