Magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Sudan waxaa ka socda dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada milatariga Sudan iyo ciidamo awood badan oo gurmadka deg dega bixiya oo loo yaqaan RSF. Ciidamada ayaa ku dagaalamayay xarumo muhiim ah oo kuyaalla magaalada Khartuum, waxaana dagaalka labada ciidan u dhaxeeya la isku adeegsanayaa…Read More
Ciidamada RSF oo la wareegay madaxtooyada Sudan iyo Garoonka Diyaaradaha Khartuum
