Dagaal khasaare geystay oo dhexmaray ciidamo ka wada tirsan Ururka Alshabaab

Jimco, April, 7, 2023 (HOL) – Wararka ka imaanaya deegaanka Bidde Ciise oo ka mid ah deegaanada hoostago degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu dagaal ku dhexmaray ciidamo ka wada tirsan kooxda Al-shabaab. Dagaalka dhexmaray Al-shabaab la sheegay inuu ahaa mid aad u xoogan oo geystay… Read More

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *