Doon sida ku dhawaad 400 oo tahriibayaal ah ayaa ku luntay meel u dhaxaysa Malta iyo Greece, iyadoo biyuhu ay gudaha u galayaan doonta. Dhacdadan ayaa waxaa sheegay Ururka Alarm Phone, oo si firfircoon uga qayb qaata hawlaha samatabixinta muhaajiriinta ee badda Mediterranean-ka, iyadoo ay kor u kacday tirada doomaha…Read More
Doon sida boqolaal tahriibayaal ah oo qarka u saaran iney quusto iyo gurmad loo diiday
		