Duqa Muqdisho oo Degmooyin ka sameeyay Kormeer Amni xaqiijin ah Sawirro

Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa kormeer shaqo ku tagay qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir. Degmooyinka uu kormeeray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa kala ahaa Boondheere, Howlwadaag iyo Waaberi, Asigoona u kuurgalay xaaladaha…Read More

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *