Erik Ten Hag Oo Ka Warbixiyay Xaalada Rashford Kadib Dhaawacii Kulankii Everton

Tababaraha Kooxda Man United ee Erik ten Hag ayaa ka warbixiyay xaalada dhawac ee xiddiga Marcus Rashford kaas oo dhaawacmay kulankii Everton. Xiddiga Rashford ayaa dhaawac uga baxay kulankii Everton iyada oo 10 daqiiqo ka dhimantahay dhamaadka ciyaarta oo ay United hogaaminaysay. Xiddiga Rashford ayaa dhaawac dhaawac yar ka soo… Read More

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *