Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa nasiib darro ku tilmaamay dagaalka dhiigga badan ku daatay ee shalay ka qarxay magaalada Garawe ee caasimadda maamulka Puntland. Farmaajo ayaa sheegay in uu ka xun yahay in magaalada Garawe oo astaan u aheyd nabbad iyo xasillooni in uu ka dhaco dagaal…Read More
Farmaajo oo ka hadlay Dagaalka ka socda Garawe baaqna u diray dhinacyada is haya
