Latinos badan oo Islaamka ku dooranaya Quruxda Deganaanta iyo Farxadda laga helo

Markii uu aabbihiis dhintay, Jaime “Mujahid” Fletcher aad buu runtii u dareemay kelinimo iyo cabsi. In yar kaddib markii uu baaray lana saaxiibay xubnaha bulshada Muslimiinta ah ee Latinos-ka, wuxuu qaatay diinta Islaamka isaga oo 21 jir ah. Hadda wuxuu qeyb ka yahay barnaamijyada dacwada iyo barashada Islaamka u fududeeya… Read More

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *