Maxbuus si cajiib ah uga baxsaday xabsi uu ku xirnaa oo la qabtay isaga iyo Saaxiibtiis

Booliska dalka Tanzania ayaa shaaca ka qaaday inay xabsiga dhigeen nin u dhashay dalka Koonfur Afrika, kaas oo ay baadi-goobayaan laamaha ammaanka ee dalka Koonfur Afrika, ka dib markii uu ka soo baxsaday xabsi ku yaalla dalkaas, isaga oo loo haysto dil iyo kufsi. Saraakiisha ammaanka ee Koonfur Afrika ayaa…Read More

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *