Ninka ugu caansan ee mucaaradka madaxweyne Kais Saied oo xabsi la dhigay

Booliiska Tunisia ayaa xabsiga dhigay hoggaamiyaha xisbiga Ennahda Rached Ghannouchi, oo ah ninka ugu caansan ee mucaaradka madaxweyne Kais Saied, waxaana xisbigiisu sheegay in tallaabadaasi ay muujinayso inuu sii kordhayo xarigga lala beegsaday dad badan oo si weyn uga soo horjeeday Saied. Saacado kadib markii la xiray Ghannouchi, ayaa booliisku…Read More

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *