Tababare Mauricio Pochettino ayaa lagu soo waramayaa inuu ka codsaday Chelsea inay isku dayaan la soo saxiixashada xiddiga weerarka uga ciyaara Roma ee Paulo Dybala. Kooxda chelsea ayaa dhisaysa koox adag oo tartanta xilli ciyaareedka dambe kadib markii ay kaalinta 12-aad ku dhamaysteen xilli ciyaareedkii hore Pochettino ayaa taageero weyn…Read More
Pochettino Oo Maamulka Kooxdiisa Ka Codsaday In Loo Keeno Xiddig Weerarka Ka Ciyaara
