QMidoobay Labada dhinac ee Sudan isku haya diyaar uma aha xal nabadeed

Iyadoo dagaalka ka socda dalka Suudaan ee u dhaxeeya Milatariga iyo xooggaga taageerada deg-dega ah uu galay maalintii 4aad, ayaa waxaa soo baxay rajo xumo ku aaddan suurta galnimada in halkaasi ay ka hirgasho waan waan Nabadeed. Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Suudaan Volker Peretz, ayaa meesha ka saaray in…Read More

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *