Rio Ferdinand ayaa aaminsan in Jurrien Timber uu shaxda Arsenal ka badali doono daafaca Gabriel Magalhaes xilli ciyaareedka dambe. Timber ayaa ku dhaw in uu ku biiro kooxda Arsenal iyada oo uu Arteta doonayo in uu xoojiyo kooxdiisa ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub. Arsenal ayaa Ajax kala heshiisay qiimaha…Read More
Rio Ferdinand Oo Magacaabay Xiddiga Uu Jurrien Timber Ka Badali Doono Shaxda Gunners
