Ruto oo ka codsaday mucaaradka inay fursad siiyaan oo joojiyaan Dibad baxyada

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa Axadii ka codsaday mucaaradka inay fursad siiyaan wadahadallada, halka Raila Odinga, mucaaridkiisa ugu weyn uu ku boorriyay taageeryaashiisa inay mar kale isugu soo baxaan dibadbaxyada ka dhanka ah dowladda. Kumannaan qof ayaa ka qaybqaatay mudaaharaad saddex maalmood socday dabayaaqadii bishii March, kaas oo ay hareeyeen…Read More

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *