Haweeney 78 jir oo horay loogu soo oogay laba dacwadood oo la xiriira tuugnimo ayaa mar seddexaad loo xiray dhac kale oo ay bangi u geystay sida uu sheegay Booliska Missouri ee dalka Mareykanka. Bonnie Gooch waxaa lagu soo eedeeyey iney gashay xarunta bangiga Goppert, kaddibna ay gudbisay warqad ay…Read More
Sawirro Haweeney 80 jir ah oo dhac u geysatay Banki ku yaalla Mareykanka
