Sawirro Maxay yihiin kulamada uu Axmed Madoobe ka wado Magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa hoyga uu ka daganyahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay masuuliyiin kale duwan. Madaxweynaha Jubaland ayaa qaabilay gudoomiye kuxigeenka koobaad ee Barlamaanka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Samatar oo ay kawada hadleen xaaladda dalka iyo siyaasada. Waxaa sidoo kale uu Madaxweynaha kulan la qaatay Gudoomiyaha Hay’adda…Read More

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *