Dagaalo la isku habeensaday ayaa weli ka socda magaalada Khartuum ee dalka Sudan kuwaasoo dhexmaraya ciidamada milateriga iyo Xooggagga gurmadka degdega ah ee RSF. Ugu yaraan saddex qof oo rayid ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen caasimadda Khartuum waxaana jira khasaare badan oo kala gaaray labada dhinac. Video…Read More
Sawirro Wararkii u dambeeyey dagaalka Khartuum iyo xoogaga RSF oo War soo saaray
 
		