Waxaa mar kale dib usoo cusboonaaday xiisadii u dhaxeysa dowladda Shiinaha iyo maamulka Taiwan , kaddib markii madaxweynaha Taiwan Tsai Ing-wen ay kulan la yeelatay afhayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka Kevin McCarthy. Dowladda Shiinaha oo ka carrooday kulankan ka dhacay magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka ayaa maanta oo Sabti ah… Read More
Shiinaha oo Dhool tus Milatari ka bilaabay Taiwan iyo Xiisad ka dhalatay
