Maamulka Somaliland ayaa amaro iyo xanibaado cusub ku soo rogtay warbaahinta ka howlgasha halkaas. Wareegto ka soo baxday Wasaaradda waffaafinta Somaliland ayaa warbaahinta madaxa banaan looga mamnuucay wax lagu tilmaamay doodaha wax u dhimaya anshaxa guud ee bulshada sida kuwa dhiirigelinaya caasi waalidka, doodaha sharaf dhaca ku ah haweenka iyo… Read More
Somaliland oo afar arrin ka Mamnuucday Warbaahinta madaxa banaan Akhriso
