Sawirro Maxay yihiin kulamada uu Axmed Madoobe ka wado Magaalada Muqdisho
Madaxweynaha Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa hoyga uu ka daganyahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay masuuliyiin kale duwan. Madaxweynaha Jubaland ayaa qaabilay gudoomiye kuxigeenka koobaad ee Barlamaanka Soomaaliya Marwo Sacdiya…