G/dhexe Maxamed-Deeq Muxumud Cabdi iyo ciidamo uu wato ayaa sheegay inay ka baxeen Somaliland, kuna biireen SSC. Ciidankan oo an tiradooda la ogeyn saldhigooduna ahaa deegaano ka mid ah gobalka Cayn ayaa waxay sheegeen in Somaliland weerar xasuuq ah ka geystaay magaalada Laascaanood. G/dhexe Maxamed-Deeq Muxumud Cabdi ayaa ku dhawaaqay… Read More
Taliye ka goostay ciidanka Maamulka Somaliland oo ku biiray Jabhadda SSC
