Dagaal xooggan oo la isku adeegsanyo hubka culus iyo midka fudud ayaa maalintii afaraad oo xiriir ah ka socda magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Sudan, waxaana sii kordhaya khasaaraha ka dhashay dagaalka wali socda. Ciidamada milatariga Sudan iyo ciidamada gaarka ah ee RSF ayaa ku dagaalamaya qeybo kamid ah magaalada…Read More
Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka ka socda Sudan iyo dad badan oo Godoonsan
