Wasiirka Waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee DF Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa sheegay iney jiraan dad ka qeyb galay imtixaankii lagu kala xulanayey macalimiinta saddexda kun gaarayey, kuwaasoo uu sheegay iney adeegsanayeen dokumentiyo la been abuuray. Faarax Shiikh Cabdulqaadir ayaa hadalkan ka sheegay munaasabadda shaacinta natiijada saddexdii kun ee macallin…Read More
Wasiirka Waxbarashada oo sheegay iney joojiyeen ceebeynta dad ku kacay arrin ka yaabisay
