Xasan Sheekh oo madaxda Jubaland kala hadlay xal u helida muranka Gedo

Waxaa Kulanka ka qeybgalay Madaxweyne ku xigeenka koobaad Mudane Maxamuud Sayid Aadan Xildhibaanada iyo Wasiirada heer Federaal iyo heer Jubaland ku matala gobolka Gedo. Kulanka ayaa lagaga hadlay xaalada gobolka Gedo iyo dhismaha maamulka gobolka oo ay xasarado ka jireen sanadahii lasoo dhaafay. Museveni oo canaan kulul kala dul dhacay…Read More

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *